Maamulka K/Galbeed oo go’aan ka gaaray xisbiyada siyaasadeed ee dalka (Akhriso)

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha, dib uhishiisiinta iyo dowladaha hoose maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu hakiyay ilaa amar dambe Xisbiyada siyaasadeed ee doonaya inay xafiisyo ka furtaan degaanada uu ka arimiyo maamulka K/galbeed. Talaabadan ayaa ku soo beegmaysa, xilli horay degaanada maamulka Puntland looga hakiyay, in xisbiyadda Siyaasadda ee dalka ka … Continue reading Maamulka K/Galbeed oo go’aan ka gaaray xisbiyada siyaasadeed ee dalka (Akhriso)